Dr. Fuje oo ah Tala-bixiyaha Caafimaad ee COVID-19 ayaa fariin baraarujin ah la wadaagay bulshada isaga oo muujiyay walaaca uu ka qabo tirada sii kordheeso maalinba maalinta ka danbeeso ee caabuqa COVID-19, ayna muhiim tahay in la badiyo taxadarka bulshada, si dhab ahna loo dhaqan geliyo siyaabaha looga hortago cudurka sida (Kala fogaanshiyaha dadka, xirashada maaskaraha iyo gacma dhaqashada) sidoo kale in lasiiyo taxadar gaar ah waayeelka maadama ay unugul yihiin caabuqa COVID-19. See More



Source link