Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawizya A. Nur ayaa maanta ka warbixisay xaaladaha cudurka COVID-19 ee dalka iyo dardar gelinta xarumaha cusub ee lagula tacaalayo cudurkaan.

Wasiiraddu waxay bogaadisay doorka muhiimka ee ganacsatadu ku leeyihiin dadaallada socda, waxayna ku dhiiri gelisay inay sii labalaabaan.

Wasiirdda ayaa tilmaantay in qof kasta oo inaga mid ah waxaa saaran masuuliyad inuu ku dadaalo ka hortagga iyo xakamaynta cudurkaan. See More



Source link